Uncategorized

Tuuggo Xadday Aaladda Lacagta Laga Sarrifto ee ATM.. Gudaheeda Waxan Ayey Ku Arkeen (Muuqaal)


Kaamirooyinka Ilaalada waddoonyinka ayaa waxey soo qabteen tuugo dhaceysa qalabka sarifka ee ATM ee wax lagu sarrifto, iyagoo ka xadaya xarun gacansi oo ku taalla magaalada New York.

Booliska ayaa waxey sheegeen in raggan afka duuban ay fuliyeen dambi kan la mid ah oo dhowr meelood oo kale ay ka fuliyeen.

Sida ay boolisku sheegeen, tuugado waxey gacanta ku dhigeen kumaana doolar oo hadda gacantooda ku jirta.

Waxaa la aaminsan yahay iney ka dambeeyeen xatooyo ka tan la halmaal ah oo ka dhacday Baroklin, Kuwiinis iyo Istaatin Aylaand.

Boolisku dadka ayey ka codsadanayaan iney ku taageeraan wixii macluumaad ah ee raggan eedaysanayaasha ah ku saabsan oo illaa iyo hadda aan heybtooda la ogaan.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close