Wararka

Waxbaan Baranayaa inta Aan Noolahay.. Wax Ka Ogow Iskuulka ayeeyooyinka ee Dalka Inida Ka dhisan (Muuqaal)


Magaaladan  yare ee ku taalla duleedka Mambai ee Fangaan,  waxaa ku yaalla iskuul,  waxaa wax ku barta ayeeyooyin wanaagsan,  waa iskuulkii ugu horreeyay ee ay ayeeyooyin wax ku bartaan gudaha India.

Si maalinle ah ayaa haweenkan waayeelka ah ay u yimaaddaan iskuulkan oo loo yaqaanno “Ajaybaajii  Shala”, si ay u buuxiiyaan gaabkii waxbarasho ee soo gaaray xilli sii horreysya ee noloshooda.

Warbixinta oo dhammeystiran muuqaalkan hoose ka daawo:

Goobjoog Edu

Related Articles

Close