Wararka

Ka Shaqee Su’aalo Xiseebeedkan Si Aad Bilaash Uga Tukaameysato Supermarket Ku Yaalla New York (Muuqaal)


Saaxiibkey haddii aad su’ashan ka jawaabto si sax ah waxaad haystaa 5 ilbiriqsi oo wixii aad rabto aad ku qaadan karto, ninka iska leh gacansiga sida uu ula ciyaaro macaamiishiisa waxey soo jiidatay dadka isticmaala baraha bulshada oo dadku ay aad uga hadal hayaan tukaankan, 10*10-50= jawaabtu waa 50. 7*7+10=59.

Xisaabiyaha Axmed Calwan oo 20 jir ah ayaa ciyaartan waxa uu bilaabay bishii Janaayo, arrintan ayaa noqotay mid soo jiidasho leh oo dad badani ay hadal hayaan.

Waan ku aqaanna ma kula wadaagi karaa ciyaar xisaabeed,,, dadku wey kusoo kallahaan tukaanka ay leeyihiin qoyska Calwaan.

Waxaan doonayaa inaad adiguna sidan oo kale sameyso, xitaa anigu waan u baahan nahay, Calwan waxa uu furay bar uu ku maalgeliyo qorshaha tukaankiisa, waxaana uu sheegay inuu doonayo inuu ku taageero dadka tamarta daran ee gabar istaagga u baahan.

Arrintani waxey wax ka bedeshay xiriirkii bulshada aan la hayn oo wax badani ay iska bedeleen, dad badan ayaa tukaanka yimaadda si  ay iskugu dayaan iney ciyaarta ka qeybgalaan, laakiin arrintu kaligey iguma xirna ee bulshada ayaa nala wadaagta.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close