Wararka

Tababar Ku Saabsan Abla-ableynta Dhirta oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Muqdisho

Tababar Ku Saabsan Abla-ableynta dhirta oo ay ka qeybgaleen 14 Jaamacadood oo dalka ku yaalla ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Tababarkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay mac’hadka Dhaxal-reeb, waxaana bixinyay Pro. Axmed Mu’min Warfaa ayaa waxaa ka faa’iidaystay macallimiin badan oo jaamacadaha wax ka dhiga.

Xafladdii gabagabada simintaarka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda jaamacadaha iyo mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda waxbarashada XFS.

Warbixinta oo dhammeystiran halkan hoose ka daawo:  

Goobjoog Edu

Related Articles

Close