Uncategorized

Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed oo $32-kun oo Dolar Ugu Deeqay Dadaallada Lagula Tacaalayo Fatahaadda Webiga ee Magaalada Baladweyne

Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay in ay lacag dhan $32,000 ugu tala galeen in ay kaga qeyb qaataan dadaallada ka socda magaalada Baladweyne ee la tacaalaya saameynta fatahaadaha wabiga shabeelle ayaa maanta si rasmi ah lacagta ugu wareejiyay Guddiga Gurmad ee Beledweyne ee uu Gudoomiyaha u yahay Mudane, Xaaji Cismaan Dhagaxoow.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaaa  mar kale u mahadcelisay Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ee gartay in ay u gurmadaan dadka reer Beledweyne.

Qoraalkan ayaa lagu daabacay barta facebook ee Wasaaradda Waxbarashada dalka.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close