Uncategorized

Somaliland Oo 19 Qof Oo Cusub Laga Helay (Covid-19)


Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo soo saaratay warbixinta maalin laha ah ayaa sheegtay in 48-dii saac ee la soo dhaafay  19 qof oo cusub uu cudurka soo ritay,  iyada oo sidoo kale shaacisay in guud ahaan ay xanuunka ka bogsadeen 8 ruux, waxaana cudurkaan u geeriyootay 8 qof.

Sidoo wasaaradda ayaa sheegtay in 48-dii saac ee la soo dhaafay in xanuunka ay u geeriyoodeen 2 qof.

Guud ahaan Somaliland waxaa cudurkan kiisaska laga helay ay gaarayaan 87 kiis.

Guud ahaan dalka waxaa xanuunkaan laga helay 1,219 qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close