Uncategorized

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Soo Saartay Hanaanka Loo Geli Doono Imtixaanka Sanad Dugsiyeedkan


Wasaaradda waxbarasahda Somaliland ayaa soo saartay hanaanka lagu geli doono imtixaaka kama dambeysta ah ee sanad dugsiyeedka 2020/2021.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Muuse Muruud, ayaa sheegay in sanad dugsiyeedkan imtixaanka ay u fariisan doonaan ardayda Fon fourka ee dugsiga sare iyo kuwa jaamacadaha ka qalin jabinaya oo kaliya, iyadoo ay lagama maarmaan tahay in la fuliyo talooyinka caafimaad ee looga gaashaamanayo cudurka Covid-19.

Wasaarada waxbarshada ee Somaliland oo shaacisay hanaanka loogali doono sanadkan imtaxaanaadka deegaanada somaliland.

Posted by Goobjoog on Saturday, 30 May 2020

Goobjoog Edu

Related Articles

Close