Uncategorized

Wasaaradd Waxbarashada Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay xilliga Wasaaraddu bilaabeyso qaadista imtixaanka shaahaadiga ee Fasallada 8aad ee dugsiga dhexe iyo kuwa 12aad ee Dugsiga Sare, kuwaasi oo qabsoomi doono horraanta bishan July ee 2020-ka.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close