Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare

Wasaaradda waxbarada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare, kaas oo la filaayo in uu bilowdo 18- june 2020-ka, waxaana uu ku egyahay 22-june 2020-ka.

Halkaan Hoose Ka Akhriso

Goobjoog Edu

Related Articles

Close