Wararka

Munaasabadda Ciidda oo Si Weyn Looga Dabaaldegay Guud Ahaan Dalka

Dunida Islaamka iyo gobollada kala duwan ee dalka, waxaa si wanaagsan looga dabaaldegay munaasabadda ciidda Carafo ee sanadka 1441 ee Hijriga, oo ah ciidda labaad ee islaamka ee Ciid al-Adxaa.

Gudaha dalka ayaa si weyn looga dareemayaa munaasabadda lagu weynaynayo maalmaha Ciidda Carafo, shacabka ayaana isugu hambalyeynayo iskuna bogaadinayo farxada maalmahaan.

Ciiddan ayaa waxay caan ku tahay Udxiyada oo guryo badan lagu qalo xoolo isla markaana masaakiinta laga caawiyo.

Goobjoog Edu

Related Articles

Close