iskuullada
-
iskuullada
Falcelinta Laga Bixiyay In Iskuulka ‘Sheekh Xasan Barsane’ Loo Bedelo Xarunta Wakaladda Dhismaha iyo Horumarinta Qaranka
Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed “ Sheekh Xasan Barsane“ oo noolaa ( 1853 – 1927 ), ayaa waxa uu…
Read More » -
iskuullada
Khilaafkii Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Puntland oo Xal Laga Gaaray
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay dowlad gobaleed Puntland oo maanta Muqdisho shir jaraa’id ku…
Read More » -
iskuullada
Puntland oo U Gardhigatay Wasaaradda Waxbarashada XFS
Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dowlad gobaleedka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeeray wasiirka wasaaradda…
Read More » -
iskuullada
Giriigga: Macallin Shaqada Looga Eryey Arday uu Ku Xayiray Fasalka Muddo 20-Daqiiqo Ah
Wasiirka waxbarashada Griigga ayaa shaqada ka joojiyey macallin dugsi hoose wax ka dhiga oo ku sugan jasiiradda Rhodes, kadib markii…
Read More » -
Dugsiyada
Waxbadan Ka Ogow ‘Maktabadda IFIYE’… Guul iyo Geeddi Hor Leh
Maktabadda IFIYE waxay ka mid tahay maktabadaha fara ku tiriska ah ee ku yaalla gudaha Muqdisho, waxaa aasaasay dhalinyaro Soomaaliyeed…
Read More » -
Dugsiyada
Maqaal: Howraarteyda Ku Aaddan ‘Tayada Waxbarashada Dalka’
Xuseen Axmed Salad Macallin Al-Hilal University Takhasus: Kulliyada Waxbarashada( Luqadda Carabiga). Heerka Aqoonta: Master Degree. Share’a and law. Heerka: Bachelor.…
Read More » -
iskuullada
Xiriirka Joogtada ah Ee Waalidku La Leeyaha Goobta Waxbarashada oo Nacfiga Ugu Badan Ardaygu Ka Helayo
Xiriirka wanaagsan ee joogtada ah ee waalidka, maamulka, macallinka iyo Ardayga ayaa kaalin lixaadleh ka ciyaara kobcinta garaadka waxbarasho ee…
Read More » -
Dugsiyada
9 Website oo Muhiim U ah Ardayga Doonaya Inuu Waxbarashadiisa Heersare Ka Gaaro
Haddii aad tahay arday ku gudo jira waxbarashada jaamacadeed amaba dhigta dugsi sare oo aad u tayo sarreeya, waxaa hubaal…
Read More » -
Dugsiyada
Qorsha Sanadeedka Waalidka ee Dhinaca Waxbarashada Ubadkooda
Waalid walba waxa uu jecelyahay amaba uu rajaynayaa in ubadkiisu ay ku guulaystaan waxbarashadooda,hasa yeeshee culayska waxa ay saaraan sidii…
Read More » -
iskuullada
Takhasusyo Aan Caan ahayn oo La Filayo Iney Noqdaan Mustaqbalka Suuqa Shaqada Adduunka
Marka aad ku fakareyso inaad jaamacad ku biirto, arday kastaa waxaa maskaxdiisa ku jira inuu ku biiro kulliyadaha Caafimaadka iyo…
Read More »