iskuullada
-
iskuullada
Dhalinyaro Heer Jaamacadeed ah oo Ka Hadlay Sababihii ay U Doorteen Ciidanka Booliska
Qaar ka mid ah aqoonyahanka dhameeyay jaamacadaha dalka ayaa doortay iney ku biiraan ciidanka booliska iyagoo sheegay sababo kala duwan…
Read More » -
Dugsiyada
Natiijada Imtaxaankii Mideysnaa ee Wasaaradda Waxbarashada DFS oo la Shaaciyay
Imtixaankii mideysnaa ee wasaaradda waxbarashada DFS ee mudada dheer la sugaya ayaa Khamiistii shalay natiijadiisa la shaaciyay iyadoo la sheegay…
Read More » -
iskuullada
Warbixin: Wasaaradda Waxbarashada oo 41% Loo Kordhiyay Miisaaniyadda 2017 ee DFS
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkan waxa ay golaha shacabka hor geysay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2017-ka iyada…
Read More » -
iskuullada
Wasiirka Waxbarashada DFS: Waxaan Dooneynaa Inaan Abuurno Wasaarad Awood leh oo Shaqeynaysa oo Ay Joogaan Dad Xirfadle ah
Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ka hadlay gabagabadii shirka wasaaradda mudada labada maalin ah uga…
Read More » -
iskuullada
Wikipedia oo Xayaysiimaha Ka Heli Karta 2.5 bilayn oo Dollar..Hadaba Yaa Maalgeliya?
Wikipedia waa websiteda 5-aad ee ugu caansan dunida; waxaa laga helaa 40 milyan oo maqaal iyo 15 bilyan oo booqasho…
Read More » -
Dugsiyada
Ardayda Barta Xisaabta iyo Physics-ka Adeeggan Waxa uu Kuu Sahlayaa Qoraalka Astaamaha Xisaabta
Inbadan oo ka mid ah ardayda barata physics-ka iyo xisaabta ayaa u baahan iney si joogta ah ula falgalaan astaamaha…
Read More » -
Dugsiyada
Qorituur Loo sameeyay 32 Iskuul oo ka Qeybgalaysa Tartan Aqooneedka Kadis ee Goobjoog Media Group
Goobjoog Media Group oo ay ka tirsan tahay idaacadda Maandeeq FM ayaa waxay qabaneysaa tartan aqooneed lagu maamuusayo bisha barakeysan…
Read More » -
iskuullada
Deegaanno Ka Tirsan Dowlad Goboleedka Jubbland oo Aanuu Ka Hirgelin Imtixaanka Mideysan ee Ay Qaadayso DFS
Arday ka tirsan dowlad goboleedka Jubbland ayaan sanadkan ka qeybgaleyn imtixaanka mideysan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya sababo la xiriira amniga…
Read More » -
iskuullada
Cali Jeyte : Amiga Baladweyne Aad baa Loo Adkeeyay Sababo la Xiriirta Imtixaanka Midaysan
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa sheegay in aad loo adkeeyay aminga imtixaanka midaysan ee dugsiyada sare ee sanad…
Read More » -
arrimaha bulshada
Talooyin Muhiim ah oo Ku Saabsan Maalmaha Imtixaanka
Ardayda intooda badan waxay dareemaan daal aad u badan walwal iyo baqdin ay ka qabaan imtixaanka iyo waxa ay kala…
Read More »